AF MEER
AF MEER
  • 114
  • 7 003 980

Відео

Alshabaab Dhiiga Timirre Illaahey baa loogu dhawaan.
Переглядів 20 тис.11 місяців тому
Alshabaab Dhiiga Timirre Illaahey baa loogu dhawaan.
Gaalkacyo;- M.C. Galmudug oo la horkeenay shabakad ka kooban 6 ruux oo loo haysto Qaraxyo iyo dilal.
Переглядів 13 тис.Рік тому
Gaalkacyo;- Maxakabada Ciidamada qalabka side ee qeybta 21aad ee Galmudug oo la horkeenay shabakad ka kooban 6 ruux oo loo haysto Qaraxyo iyo dilal ay kamid yihiin AUN Marxuum Cilmi Cali Guuleed, iyo Nabadoon Cabdidheer.
Ehelada Dhibane-yaasha u ah Alshabab oo Dadkoda uga dilen Galkacyo oo codsaday inay helaan cadalada.
Переглядів 16 тис.Рік тому
Ehelada Dhibane-yaasha u ah Alshabaab oo Dadkooda uga dileen Magaalada Gaalkacyo oo codsaday inay helaan cadaalada.
Toogasho Live:- Galkacyo 5 kamid ah Argagaxisada Alshabaab ayaa lagu toogtey saaka.
Переглядів 65 тис.Рік тому
Toogasho Live:- Galkacyo 5 kamid ah Argagaxisada Alshabaab ayaa lagu toogtey saaka.
Toogasho Live:-Bossaaso 7 Nin oo Argagaxisada Alshabaab ka tirsan ayaa lagu toogtey maanta
Переглядів 38 тис.Рік тому
Toogasho Live:-Bossaaso 7 Nin oo Argagaxisada Alshabaab ka tirsan ayaa lagu toogtey maanta
TOOGASHO:- Qaasim Ducaalle oo horey 5 kun SHS ah nin ku diley ayaa la toogtey maanta.
Переглядів 11 тис.Рік тому
#TOOGASHOq:- Qaasim Ducaalle Cabdi oo hore u Dilay Abukar Maxamed Sheikh Nuuraani (Abirimo) & Xasan Juulle Shaakir oo isna Dilay Cali Taliye Cariif ayaa laga oofiyay Xadkii Qasaasta ahaa ee ay ku xukuntay Maxkamadda Ciidamada. Labadan laga Oofiyay xadka ayaa maalin qura oo ah 10-kii January Sanadkan Xamarweyne iyo Balcad ku kala dilay Laba Muwaadin oo nolosha halgan ugu jiray. Midna Alaabta Yar...
Alshabaab maanta Gowrac baa uso baxey gobolada Mudug iyo Sh/Dhexe.
Переглядів 5 тис.Рік тому
Alshabaab maanta Gowrac baa uso baxey gobolada Mudug iyo Sh/Dhexe.
Xasuuq:- ku dhawaad 2 boqol oo ka tirsan Argagaxisada Alshabaab ayaa lagu diley G/SH/Dhexe.
Переглядів 2,2 тис.Рік тому
Xasuuq:- ku dhawaad 2 boqol oo ka tirsan Argagaxisada Alshabaab ayaa lagu diley G/SH/Dhexe.
Maxaa ka cusub howlgaladi Khawaariijta lagu sifeynayey wasiir Alcadaala ayaa saxafadda uga waramey.
Переглядів 1,1 тис.Рік тому
Maxaa ka cusub howlgaladi Khawaariijta lagu sifeynayey wasiir Alcadaala ayaa saxafadda uga waramey.
G Mudug oo dishay 32 xubnood oo horjoogayal Khawaariijta ah ku jiraan,dagaal ka dhacey Mudug.
Переглядів 1 тис.Рік тому
Taliyaha ciidanka daraawiishta DG Galmudug Jeneraal Maxamed Cali Nuur ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in maanta 32 xubnood oo horjoogayaal ay ku jiraan Khawaarijta uga dileen dagaallo culus oo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.
Maxamed Deeq oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada ku sugan Xaradheere.
Переглядів 17 тис.Рік тому
Maxamed-deeq Cabdullaahi Maxamed oo muddo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan aagga degmada Xarardheere.
Qiraalka Labo kamida alshabab oo dhawan maxkamada Cidamada Puntland ay xukuntay15 sano oo xabsi ah
Переглядів 17 тис.Рік тому
Daawo qiraalka Labo kamida argagixisada alshabaab oo dhawaan maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Puntland ay xukuntay 15 sano oo xabsi ah Labadaan ayaa kamida ahaa kooxda duurgalka ee alshabaab Buuraha calmadow iyo calmiskeed Ee dhulka Puntland Cabdiyow cali xasaney Iyo abdifitaax cumar faarax.
Xukunka Qasim Ducalle oo Xamarweyne Shan kun oo Shilin Soomaali ah ugu Dilay Marxum Abuukar Nuraani
Переглядів 15 тис.Рік тому
Maxkamadaynta iyo Xukunka Qaasim Ducaalle oo Xamarweyne Shan kun oo Shilin Soomaali ah ugu Dilay Marxxuum Abuukar Nuuraani Aabirimo - Abdulkadir Isse
Qiralka sadex kamida koxda argagixisada ee alshabab oo shalay xukuntey maxkamada Ciidamada Puntland
Переглядів 95 тис.Рік тому
Qiralka sadex kamida koxda argagixisada ee alshabab oo shalay xukuntey maxkamada Ciidamada Puntland
Maxkamada Gobolka Bari oo la horkenay 14 qof oo ku edaysan inay katirsan yihin argagixisada Alshabab
Переглядів 36 тис.Рік тому
Maxkamada Gobolka Bari oo la horkenay 14 qof oo ku edaysan inay katirsan yihin argagixisada Alshabab
Taliyaha guud ee cidamada darawishta Puntland oo Boqdey xeryaha cidamada gobolka mudug.
Переглядів 3,6 тис.Рік тому
Taliyaha guud ee cidamada darawishta Puntland oo Boqdey xeryaha cidamada gobolka mudug.
Jabkii ugu xoogana oo Khawaariijta loogu geystey deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Sh Dhexe
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
Jabkii ugu xoogana oo Khawaariijta loogu geystey deegaano ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Sh Dhexe
Dhagar qabe ka tirsan Al-shaab oo maantay Gaalkacyo dhanka Galmudug Dil Toogasho ah lagu fuliyay
Переглядів 5 тис.Рік тому
Dhagar qabe ka tirsan Al-shaab oo maantay Gaalkacyo dhanka Galmudug Dil Toogasho ah lagu fuliyay
MAXAMED CABDULAHI QUULE AYAA SI QIIRO LEH UGA HADALAY QARAXII SOOBE2
Переглядів 1,5 тис.Рік тому
MAXAMED CABDULAHI QUULE AYAA SI QIIRO LEH UGA HADALAY QARAXII SOOBE2
Suldaan Sheekh Cabdi Qani Qorane oo si dareen leh uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Zoobe
Переглядів 2,4 тис.Рік тому
Suldaan Sheekh Cabdi Qani Qorane oo si dareen leh uga hadlay Qaraxii shalay ka dhacay Zoobe
Xogta Laba Daacish ah oo Hore Dilal uga gaystay Boosaaso & Muqdisho - Abdulkadir Isse
Переглядів 14 тис.Рік тому
Xogta Laba Daacish ah oo Hore Dilal uga gaystay Boosaaso & Muqdisho - Abdulkadir Isse
G/Gobalka Hiraan Cali Jeyte, oo Garay Deganka Jicibow kana warbixiyay Dagalki halkas ka dhacay.
Переглядів 3,2 тис.Рік тому
G/Gobalka Hiraan Cali Jeyte, oo Garay Deganka Jicibow kana warbixiyay Dagalki halkas ka dhacay.
Hawlgal lagu burburiyey goobo saldhig iyo mid lagu tababaro argagixisada isqarxisa Ee alshabaab
Переглядів 3,2 тис.Рік тому
Hawlgal lagu burburiyey goobo saldhig iyo mid lagu tababaro argagixisada isqarxisa Ee alshabaab
Suldan Qorane Kacdonka Shacabku wuxu lamid yahay Kacdonadi dalka loga xoreyy gumeystayashi Shisheye,
Переглядів 1,9 тис.Рік тому
Suldan Qorane Kacdonka Shacabku wuxu lamid yahay Kacdonadi dalka loga xoreyy gumeystayashi Shisheye,
Wacdi Mucjiso ah Genaraal Sheekh Mascuud uu ka jeediyey deegaanka jaaw.
Переглядів 2,8 тис.Рік тому
Wacdi Mucjiso ah Genaraal Sheekh Mascuud uu ka jeediyey deegaanka jaaw.
Dhalinyarada Puntland oo garab istaagey halganka lagu jiro ciribtirka Argagaxisada
Переглядів 913Рік тому
Dhalinyarada Puntland oo garab istaagey halganka lagu jiro ciribtirka Argagaxisada
Agaasime Timirre oo fariin Adag u diray ciidamada xuduudaha Puntland.
Переглядів 3,8 тис.Рік тому
Agaasime Timirre oo fariin Adag u diray ciidamada xuduudaha Puntland.
Taliyaha Daraawiishta G/Bari Col Siciid Nuur Shire ayaa booqday furimaha hore ee Ciidanka PL ee Bari
Переглядів 4,4 тис.Рік тому
Taliyaha Daraawiishta G/Bari Col Siciid Nuur Shire ayaa booqday furimaha hore ee Ciidanka PL ee Bari
Gabal-dhici Alshabaab oo si toos ah u bilowdey
Переглядів 3,4 тис.Рік тому
Gabal-dhici Alshabaab oo si toos ah u bilowdey

КОМЕНТАРІ

  • @SacdiyaAbdirizaq
    @SacdiyaAbdirizaq Годину тому

    Mashallaaah ❤😊

  • @user-zs2iw1wo5x
    @user-zs2iw1wo5x 2 години тому

    Dhiiga shabab waa xalaal ✊️✊️

  • @YasirYassin18
    @YasirYassin18 2 години тому

    Ubaxaa yaryar dalkey anfici lahaayeen al shabab baa lugooysay ilahay hanaga qabto cadowgaa umadeeni mariyey ilahow somali musiibada ka dulqaad oo dhiiga somalida ilahow xifdi aameen

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 5 годин тому

    Waan ku faraxsanahay In lalaayo tuugada

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 6 годин тому

    Nasiib daro dhalinyadan waalidkii kusoo tiir tacab belay maxey dareemayaan in caruurtoodii aduun iyo aakhiro la seejiyo tan waxey cadeyneysa in waalidiinta aysan ka warqabin caruurtooda baahidoodana aysan dabooli karin koley maanta kuwaan waa la qisaasay ee kuwa kale caruurtooda haka war haayeen.

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 7 годин тому

    Eyaha narta san lee udanbeso 😂❤

  • @AbdirisaqTamam
    @AbdirisaqTamam 8 годин тому

    😢😢😢😢

  • @AbdirisaqTamam
    @AbdirisaqTamam 9 годин тому

    😢😢

  • @DiiniRaage
    @DiiniRaage 10 годин тому

    Guul butland xamar aa hooshan u bahan rag 2018 la xukumay aa ila hada xabsiga dhexe isaga jiro toogasho mba dhacdo xmr

  • @LibanC-xi4gp
    @LibanC-xi4gp 10 годин тому

    Raga laandheera yaasha lamadilin maatida aadisheen sidee ufakadeen kuwakale hhhhhh

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F 10 годин тому

    Annoo reer Muqdisho ah baa qiraayo libinta iyo geesinimada walaalahay Puntland argagaxisada Diin la'aanta ah ee Shabaab iyo Daacish ba Tiirarka bee geeyeen Allaah Akbar Allow guuleey annaga oo ah reer Muqdisho waxaan rajaynayaa inaan ku dayo walaalaheen Puntland.🇸🇴❤🦁🙏🏽

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 11 годин тому

    Guuul ❤

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 11 годин тому

    Bravo 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 11 годин тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 11 годин тому

    Masha allah ❤

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 12 годин тому

    Allaha u raxmado

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 12 годин тому

    PL waxaa joogaa nacladii XAMAR AXMAARADA Soo gelisay kuwaas hala toogto markaa kedibna wixi kale haloo soo laabto !

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 12 годин тому

    Alshabaab is cancer.

  • @AbuukarHassan-qo3xb
    @AbuukarHassan-qo3xb 12 годин тому

    kiis alshabaab nin lagu qabto yana loo naxariisan

  • @abdi-u4h
    @abdi-u4h 12 годин тому

    Waa in aragti laggu dillaa al shabaab

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 13 годин тому

    Kuwa Bosaaso ku xirana waa in sidaa gumaad. Dida ugu dhaqsiha badan.

  • @SuleekhaSalaad-fg6sy
    @SuleekhaSalaad-fg6sy 13 годин тому

    Puntland score bay jabisay guuul

  • @Xamdiaadenmohamed
    @Xamdiaadenmohamed 13 годин тому

    Qof hilibka qali jiray

  • @juliemalik7258
    @juliemalik7258 13 годин тому

    🥹🥹🥹

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 13 годин тому

    Saylor ma ku jiraa

  • @yusufabdirahmanjama8720
    @yusufabdirahmanjama8720 14 годин тому

    Alloow Dalka noo nabadee Dhalinyartana ka hanuuni argagixisada. Maanta haddii aan mashruucaan hooghly jirin intaan oo Naasayare ah Ethiopia ayaa lagu jeedin lahaa.

  • @fadumoyar5702
    @fadumoyar5702 14 годин тому

    Afmeer is back

  • @Xamdiaadenmohamed
    @Xamdiaadenmohamed 14 годин тому

    Wax badan reer guri gooda waa ma doo bayseene mantay ayagay malin madow utahay Rutii

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 14 годин тому

    Naxdin weynaa meeshii kugu danbesey noloshada kuso dhamanese live u arag

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 14 годин тому

    Away seylor cade aragnaye idinkama yelin adeer

  • @zunduzdiamond6194
    @zunduzdiamond6194 14 годин тому

    Sorry ilahy nagu sababo qof muslim ah dhiigza runtii dhalin yardan wa kuwa la marin habaabiyy lacag darteen by ugaleen waxa kalifaya iny noqdaan alshaabb , tuugo , cabtooyaal, iyo tahriibaan wlhi wax kle mahn wa shaqaalo la.aan jirto wye ee dadka xilalka ka haya plz dhalinta ha garb istaago si aysan waxz ugu mashquulin hda kuwan way ku daayn lkn kuwa cusub o hda so kacaya plz sidan camal aysan ku dhicin Ilahy hana dhigo kuwa iimankoodu kaamil yhy dhalinta ilahay ha ka qabto kuwa marin habaabinyo o kulifaya i ay muslim dilaaan yarbi ilahw noo ilaali adaa ilaalin karee

  • @MrQalay2005
    @MrQalay2005 14 годин тому

    Jecliyaaa dadkayga reer Puntland cidna ugama haybaystaan amaanka dhulkooda argagixisadana way dabar gooyaan.

  • @warfaa_soysoy
    @warfaa_soysoy 14 годин тому

    Sanyool in lacag laga qaatay oo la siidaayey maxaa kajira ? 😢

  • @sadiiknoor6262
    @sadiiknoor6262 14 годин тому

    Allahu akabar😊

  • @abdullahiabdiqadir7860
    @abdullahiabdiqadir7860 15 годин тому

    Hhhh waa rag nimankaa ilaahay ha u naxariista

    • @ifrahahmed559
      @ifrahahmed559 10 годин тому

      Waa ragge kaalay usoo bareer adiga

    • @abdullahiabdiqadir7860
      @abdullahiabdiqadir7860 6 годин тому

      @@ifrahahmed559 hhh nimankaa dalka ayagaa leh ciidamada ajaanibta iyo maraykan oo baxo ley sugayaan

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir6264 15 годин тому

    Ninka Sacad we madaxda ka ahaa argagixsada gobolka mudug ee gaalkacyo ku soo now day Sow kuwa kale habanero mayo

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir9459 15 годин тому

    Kuwa arkaye alshbabta hdan bari dadkale dilaya manay arag wixi saxibadoodi ku dhacay Mise horta ma lasoo taaga marka dadka so laaya la dhaho 😂

  • @zunduzdiamond6194
    @zunduzdiamond6194 15 годин тому

    Ala hooyy bal maxa ku waty caku alshabaab ayaga wiilsha Marin habaabiyy

  • @axmedsiciidmaxamed8603
    @axmedsiciidmaxamed8603 15 годин тому

    Shabaab hafaanu rer puntiland nahay caska noo diyaara car so gala puntiland

  • @MohamedAhmed-hl5yk
    @MohamedAhmed-hl5yk 15 годин тому

    Wiilka Yarka Ah Oo Rer Khalaf Ma Ahayn In La Toogto 14Sano Jir Weye

    • @somaliwamid
      @somaliwamid 5 годин тому

      Ina aderkay madaxa halaga jaro abtigay oo ina aderkis ah bu dilay

  • @XaajiAadan-t8t
    @XaajiAadan-t8t 15 годин тому

    Ragga baxsady buu Ku jirra

  • @Hipomohamed2351
    @Hipomohamed2351 15 годин тому

    Allow somali adiga umaqan

  • @habibamohamed6305
    @habibamohamed6305 15 годин тому

    War dhawor iyo labaatan baa Xirnaa sadexna wa fakatay Wali qaar baa xiran

  • @Ibraahim-br9lb
    @Ibraahim-br9lb 16 годин тому

    Allhu akbar

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 16 годин тому

    SubxanAllah Dadbaa la dilayaa heesna waa la saarayaa Ilaahayoow Somali nasri usoo rog 💔😭

  • @YuusufJimcaale-z9r
    @YuusufJimcaale-z9r 16 годин тому

    Kujana taga cadaw ga horey shacabka dhigisa ugalena❤

  • @MaxamedAbdulahi-re7tl
    @MaxamedAbdulahi-re7tl 16 годин тому

    Waar maxay Akhrinayaan😂😂😂😂

  • @IbdahimMohmaed
    @IbdahimMohmaed 16 годин тому

    Qandaraas ree galbeedka loogu niikinaayo igadheh Allahu akbar guushu waa cida xukunka alaah kuwaynyahay

    • @fadumoyar5702
      @fadumoyar5702 14 годин тому

      Adiga baa kuxiga nimankan tugyahow

    • @Jaalle_Moha_F
      @Jaalle_Moha_F 10 годин тому

      Khawaarij gaal ah baa tahay waa balan inaa adna siddaa lagu yeelo ☹️

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 7 годин тому

      Kuraxeso Dhimashada hoyada wase oromka futada kuwadato ma diin buu wada

  • @user-uj6ko7qo2w
    @user-uj6ko7qo2w 16 годин тому

    Awoo wahay maanta loo aray lkn xabada markaa la dha caseen mxaa noo tusin way deen sidii ku wii hore

  • @abdulraziq7581
    @abdulraziq7581 16 годин тому

    Dhalinti wadanka marki shaqo laan ku dhacday dabkay ku dadanayan cid walbana adegsan .